Skip to main content

Posts

Showing posts from November 26, 2016

Wasiirkii hore ee amniga goodax barre oo jowhar gaaray

Goodax ayaa doonaya kursiga beesha agoon xawaadle. Kursigaan ayaa noqon doona kii ugu adkaa ee soo mara maamulka hirshabelle. Goodax ayaa mucaarad ku ah xasan shiikh maxamuud oo doonaya kn uu mar kale xil ka qabto soomaaliya. Xasan shiikj ayaa wata musharac u matalaya maamulka hirshabelle waana loolankii ugu adkaa sida la saadaalinayo. Xasan shiikh ayaa looga adkaaday loolankii saabooy iyo cosoble. Si kastaba ha ahaatee xasan shiikh ayaa doonaya in uu ku guuleeysto kursiga xildhobaanka beesha xawaadle.