Skip to main content

Wasiirkii hore ee amniga goodax barre oo jowhar gaaray

Goodax ayaa doonaya kursiga beesha agoon xawaadle.

Kursigaan ayaa noqon doona kii ugu adkaa ee soo mara maamulka hirshabelle.

Goodax ayaa mucaarad ku ah xasan shiikh maxamuud oo doonaya kn uu mar kale xil ka qabto soomaaliya.

Xasan shiikj ayaa wata musharac u matalaya maamulka hirshabelle waana loolankii ugu adkaa sida la saadaalinayo.

Xasan shiikh ayaa looga adkaaday loolankii saabooy iyo cosoble.

Si kastaba ha ahaatee xasan shiikh ayaa doonaya in uu ku guuleeysto kursiga xildhobaanka beesha xawaadle.

Comments

Popular posts from this blog

nin laayay xer uu maxad u ahaa

dalka bakistaan waxaa ka dhacay arin fool xun kadib nin hogaamiye u ahaa xer suufiya ah oo ku ciideeysanayay meel kamid ah gobalka punjab ugu yraan waxaa ku dhimatay 20 qof booliska ayaa xiray nin la rumeeysan yahay in uu ka dambeeyay ficilka dhacay ninkaan ayaa xertiisa ka dalbaday in ay qolka mid mid ugu soo galaan kadib na wuu daroogeeyay waxa uuna lku laayay baangad

Qiso yar oo cajiib ah

QISO YAR OO CAJIIB AH. Waa Hooyo leh Afar Gabdhood oo yaryar, Ninkeedana wuu Geeriyooday waxey ahaayeen Reer Danyar oo aad u liita, Hooyadani waxey Degan tahay Magaalo Dadka Islaamka ahi ay ku Badan yihiin, waxaase ku Adkaatay iney Hesho Caawinaad, Silac iyo Saxariir Badan ka dib waxey Go'aansatay iney ka Haajirto Magaaladii, waxeyna u Haajirtay Magaalo ay ku badan yihiin, Dad Caabuda Asnaamta. Waxay Raadisay Meel Masaajid ku yaalo, Markii Dambe waxa loo Tilmaamay meel Magaalada Geeskeeda ah ah in Masaajid ku yaalo, wey Lugeysay, waxay Timid Masaajidkii, waxeyna la kulantay Imaamkii Masaajidka waxay u Sheegatay Waayihii ay soo Martay, iyo sida ay u Dhibaateysan yihiin iyada iyo Caruurteeda. Markey Maalmo Halkoodii ay Deganaayeen, kuna Nasteen, ayaa Imaamkii Masjidka ee soo Eryey,  Habeen ku Riyooday Rasuulka CSW oo Hortaagan Guri Weyn oo Janada ku yaala oo aad u Qurux badan, Dad badan oo Imaamku ku jirana ay Hortaagan yihiin, Rasuulka CSW oo dhahaayo:- War y...