p dir="ltr">Haween geel lisaya
Sawirku waxaa ka muuqda haween soomaali geel lisaya.
Sawirkani waxa uu ka mid yahay sawirada ugu cajiibka badan ee dunida laga soo qaado.
Soomaalidu waa xoola dhaqato badan kooduna waxeey ku nool yihiin miyiga.
Hadii aad maqli jirtay rag baa geel lisa haatan dumar baa lisaya.
Sawirkaan iyo mid la mid ah waxaan idin rajeynayaa nabad iyo baraar.
waa wabsite kii dhalin yarada
Comments
Post a Comment