Duqeeyn cor iyo dhulka ayaa ka socota xalab maalintii afaraad qeeybta mucaaradka siiriya ka taliyo ee bari magaalada xalab.
Duqeeynta ayaa ah tii ugu xumeeyd ee ka dhacda magaalada waxeeyna saameeysay toban kun qof oo aan heeysan cunna ku filan iyo hoy ay seexdaan maadaama uu bilaawday xilli qaboobaadka.
Suuriya ayaa kujirta xaalad dagaal waxaana ku dagaalamaya Urur diimeedyo, urur dimoqoraadoyad doonta iyo dalala siyaasad isku haya oo iyana fara galin joogta ah.
Comments
Post a Comment