Skip to main content

Duqeeyn tii ugu xumeeyd kaa socoto Xalab

Duqeeyn cor iyo dhulka ayaa ka socota xalab maalintii afaraad qeeybta mucaaradka siiriya ka taliyo ee bari magaalada xalab.

Duqeeynta ayaa ah tii ugu xumeeyd ee ka dhacda magaalada waxeeyna saameeysay toban kun qof oo aan heeysan cunna ku filan iyo hoy ay seexdaan maadaama uu bilaawday xilli qaboobaadka.
Suuriya ayaa kujirta xaalad dagaal waxaana ku dagaalamaya Urur diimeedyo,  urur dimoqoraadoyad doonta iyo dalala siyaasad isku haya oo iyana fara galin joogta ah.

Comments

Popular posts from this blog

Sawirka maanta

p dir="ltr"> Haween geel lisaya Sawirku waxaa ka muuqda haween soomaali geel lisaya. Sawirkani waxa uu ka mid yahay sawirada ugu cajiibka badan ee dunida laga soo qaado. Soomaalidu waa xoola dhaqato badan kooduna waxeey ku nool yihiin miyiga. Hadii aad maqli jirtay rag baa geel lisa haatan dumar baa lisaya. Sawirkaan iyo mid la mid ah waxaan idin rajeynayaa nabad iyo baraar.

Xusuus Laba sano kadib weerarkii Gaarisa

Waxaaa dilay dad tira badan dhamaantood waa shacab dilkuna wuxuu ma dhacay gudaha jaamacad ku taal gaarisa.