Skip to main content

Posts

Featured Post

Tafsiir shiikh maxamuud ow cabdulle cariif

https://youtu.be/Z2lyHixxpZg
Recent posts

Zuma oo galay xaalad jahwareer iyo baaq adag oo kaga yimid

Midowga ururrada shaqaalaha ee dalka Koonfur Afrika ugu awoodda badan ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu xilka iskaga tago. Xoghayaha guud ee Cosatu, Bheki Ntshalintshali, ayaa sheegay in Madaxweyne Jocob Zuma uusan ahayn wixii iminka ka dambeeya qofkii ku haboonaa ee waddankaasi hogaamin lahaa. Dadkii ka soo qeyb qaatay dagaalkii looga soo horjeeday midab takoorka ayaa sidoo kale ugu baaqay xisbiga haatan talada haya ee ANC in ay dib ugu yeeraan madaxweynaha. Mr Zuma ayaa wajahaya cambaareyn xoog leh ka dib markii uu shaqada ka ceyriyay wasiirro tiro badan oo uu ka mid yahay wasiirkii maaliyadda Pravin Gordhan oo aad loo xushmeeyo. Waxay tallaabadaasi horseedday in uu dhulka galo dhaqaalaha waddankaasi. Ururka ay shaqaalaha ku midoobeen ayaa ka mid ah ururrada ugu awoodda badan ee gacan saarka la lahaa xisbiga haatan talada haya ee ANC, waxaana la sheegay in xubin ay ka yihin dad gaaraya 1.8 malyuun oo qof.

Sawirka maanta

p dir="ltr"> Haween geel lisaya Sawirku waxaa ka muuqda haween soomaali geel lisaya. Sawirkani waxa uu ka mid yahay sawirada ugu cajiibka badan ee dunida laga soo qaado. Soomaalidu waa xoola dhaqato badan kooduna waxeey ku nool yihiin miyiga. Hadii aad maqli jirtay rag baa geel lisa haatan dumar baa lisaya. Sawirkaan iyo mid la mid ah waxaan idin rajeynayaa nabad iyo baraar.

Buug uu qoray cabdi wali gaas( Hawiye wuxuu doonayay in uu tirtiro daarood

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa qoray buug cusub oo soo baxay bishii Febraayo ee sanadkan, kaasi oo si aad ah uu ugu weeraray beesha Hawiye, ugana been sheegay tariikha Soomaaliya Buugga oo ku qoran luuqadda English-ka ayaa cinwaan looga dhigay, A CHALLENGING TRANSITION IN SOMALIA: A Story of Personal Courage and Conviction, oo macanheedu yahay “Marxalad kala-guur oo adag ee Soomaaliya: Waa sheeko qofeed oo Dhabar adayg iyo mabda’ aan leex-leexad lahayn” Inkasta oo buuga la qoray sanadkan, haddana waxa uu muuqdaa inuu qoray nin weli dhex taagan 1991-kii, marka la eego carrada, qubxiga, beenta iyo xaasidnimada ka dhan ah Hawiye ee Cabdi Weli Gaas uu soo xariiqay. Waxa uu dagaalkii sokeeye ee dalka looga saaray Siyaad Barre ku sheegay dagaal ka dhan ahaa beesha Daarood, si aad ahna loogu xasuuqay. Waxaase yaab leh in isla buugga uu ku leeyahay “Beesha Daarood lagam adkaan, hase yeeshee ayagaa go’aansaday in Muqdi...

Xusuus Laba sano kadib weerarkii Gaarisa

Waxaaa dilay dad tira badan dhamaantood waa shacab dilkuna wuxuu ma dhacay gudaha jaamacad ku taal gaarisa.

Nin misaajid kaba kula dhex dukanaya

Waa sheeko qaar ee la yaabka leh RIIX HALKAAN ■■■■■